Ciidamada Libya ee Taageera Dowladda KMG ah Ayaa Sheegay inay cusbooneysiiyeen weerarka ay ku hayaan magaalada Sirte,
Posted by alxijaas on September 16, 2011
Dagaalka ka socda Sirte,Ciidamada Libya ee Taageera Dowladda KMG ah Ayaa Sheegay inay cusbooneysiiyeen weerarka ay ku hayaan magaalada Sirte, Ee ah halka uu ku dhashay Gaddaafi iyo welib amagaalada Bani Walid, halkaasi oo iyana weli ay ku xooggan yihiin taageerayaashiisa.
Wararka ka imaanaya Bani Walid ayaa sheegaya in maanta laga maqlayay qaraxyo iyo rasaas, magaalada oo go’doon ku jirtay laba toddobaad.
Dhionaca kale Raiisul Wasaaraha Turkey, Tayyip Erdogan ayaa booqanaya Libya taasi oo qeyb ka ah socdaalka
Sorry, the comment form is closed at this time.




















