WELCOME ALXIJAAS ONLINE

SHEBEKADA WARAKA EE GOBOLKA SANAAG

  • SOMALILAND

    SOMALILAND
  • ALXIJAAS

    WELCOME ALXIJAAS
  • ALXIJAAS

  • DAALO

  • daalo
  • CEERIGAABO

  • MASAAJIDA UGU QURUXDA BADAN CAALAMKA

  • Golis Internet Erigavo

  • TV-YADA SOMALIDA

  • WAXAAD QOFKII SOO BOOQDEY EE AH

  • BBC LIVE

  • ZAAD

    ZAAD
  • TELESOM CERIGABO

  • DAHABSHIIL

  • FARDO

  • DOORO

  • GALI EMAILKA SI AAD U HESHO WARARKA UGU DANBEYEY

    Join 7 other followers

  • RSS WARAKA CAALAMKA

    • Cadaadis la saarayo Syria February 29, 2012
      Shiinaha ayaa ku soo biiray cadaadiska caalamiga ah ee la saarayo Syria inay u ogolaato in gargaar biniaadannimo la gaarsiiyo dadka dagaalka ku dhaawacmay.
    • Qarax Muqdisho ayaa dilay 5 ruux February 28, 2012
      Saddex hor leh ayaa u dhintay dhaawacyadii shalay ka soo gaaray qarax ka dhacay Muqdisho.
    • Shaqo joojin baahsan oo ka socota India February 28, 2012
      Shaqaalaha dalka India ayaa shaqo ka fariisi guud u dhaqaaqey, iyagoo ka cabanaya xaalada nolol xumo iyo sicir barar.
    • Weriye British ah oo Syria laga soo badbaadiyey February 28, 2012
      Sawirqaade u dhashey Britain, Paul Conroy -- oo ku go'doonsanaa Syria ayaa Lubnaan soo gaarey.
    • Dad u dhashey W.Kuuriya oo u baxsadey Shiinaha February 28, 2012
      Shiinaha ayaa qorsheynaya inuu dib u celiyo ilaa 30 qof oo u dhashey Waqooyiga Kuuriya oo dalkooda ka soo cararey.
    • Cunaqabataynla saaray Syria February 27, 2012
      Midowga Yurub ayaa ku heshiiyay cunaqabatayn dheeraad ah inay saaraan dowladda Syria ee dagaalka kula jirta mucaaradka ka soo horjeeda.
    • Andrew Mitchell: Waxba kama jiraan haba yaraatee February 26, 2012
      Xoghayaha Horumainta Caalamiga ee Britian, Andrew Mitchell, ayaa beeniyay war uu qoray wargeyska Observer oo ahaa in Britain ay hogaamineyso shidaal ka raadinta Soomaaliya.
    • Mandela oo isbitaal la dhigay February 25, 2012
      Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Nelson Mandela, ayaa la dhigay isbitaal. Hadal dowladdu ay oo saartay ayaa lagu sheegay in Mr Mandela oo 93 jir ah uu ka xanuunsan yahay caloosha.
    • William Hague oo u warramay BBC Somali February 5, 2012
      Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain, William Hague, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Laanta Soomaaliga ee BBC waxa uu ku sheegay in arrinta Soomaaliya ay muhiimad sare leedahay.
    • Britain oo deeqo siin doonta gobolada February 8, 2012
      Dowladda Britain ayaa mashruucyo horumarineed sanadkan bilaabi doonto inay mashruucyada ay si toos ah uga samayso gobolada.
  • WELCOME ALXIJAAS

    WIXII WARARA KALA SOCO ALXIJAAS WAA WEBSITE KA SHAQAGALA SANAAG
  • RSS WARARKA SANAAG

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.

Munaasabad Balaadhan Oo Lagu Furayay Sanad Dugsiyeedka 2011-2012 Ayaa Ku Qabsoontay Barxada Wayn Ee Dugsiga Sare Ee Xaaji Aadn <a

Posted by alxijaas on September 17, 2011

Munaasabad Balaadhan Oo Lagu Furayay Sanad Dugsiyeedka 2011-2012 Ayaa Ku Qabsoontay Barxada Wayn Ee Dugsiga Sare Ee Xaaji Aadn
Ceerigaabo(alxijaas)munaasabad balaadhan oo maanta lagu qabtay barxada wayn ee dugsiga sare ee xaaji aadan afqalooc ee magaalada ceerigaabo. Read the rest of this entry »

Posted in wararka | Comments Off

Wasiirka arimaha dibeda s/land ee jooga Cariga Maraykanka Ayaa Kulamo La Yeeshay Saraakiil Sarsare Oo Ka Tirsan Dawlada Maraykanka.

Posted by alxijaas on September 17, 2011

Wasiirka arimaha dibeda s/land ee jooga Cariga Maraykanka Ayaa Kulamo La Yeeshay Saraakiil Sarsare Oo Ka Tirsan Dawlada Maraykanka.


ceerigaabo(alxijaas) Wasiirka arimaha dibeda s/land waxa uu kulamadan la yeeshay gudoomiyaha Gudida Africa u qaabilsan Aqalka Wakiilada Read the rest of this entry »

Posted in wararka | Comments Off

Xildhibaano aragtiyo ka dhiibtay wajiga labaad ee Shirka wada tashiga

Posted by alxijaas on September 16, 2011

Muqdisho: (Alxijaas) Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya iyo Gudoomihii hore ee barlamanaka Puntland oo maanta ka qeyb qaatay barnaamijka dooda Jimcaha Shabelle ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay wajiga labaad ee Shirka wadatashiga Soomaaliya ee lagu wado inuu ka dhaco magaalada Garoowe. Sii Akhri

Posted in wararka | Comments Off

Mohamed Farah Abdullah( Mohamed Idleh) Oo Ka Mid ahaa Gudidda Fulinta Xisbiga Ucid Oo Is casiley

Posted by alxijaas on September 16, 2011

Alxijaas News ((>>Mohamed Farah Abdullah( Mohamed Idleh), Xubina ka ahaa
Golaha Fulinta ee Xibiga UCID isla markaana muddo dheer ku jirey Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ayaa maanta iska casiley Xubinimaddii xisbigaas, Sidaas waxa uu ku sheegay warsaxaafadeed uu maanta soo saaray kaasi oo udhignaa sidan.

Ku: Gudoomiyah Xisbiga UCID
Ku: Dhamaan Xubnaha Xisbiga UCID
Ogaysiin: Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID iyo Shacbiga Somaliland.

Aniga oo ah Mohamed Farah Abdullah( Mohamed Idleh), Xubina ka ahaa
Golaha Fulinta ee Xibiga UCID muddo aad u dheer, Hawla badana ka soo
qabtay sidii xisbigu ugu talaabsan lahaa horumar uuna guullo u
gaadhilaha.

Hawlahaas oo aan ka soo qabtay wadankan UK oo aan deganahay iyo
degaanka Gobolka Sanaag oo aan u dhaashay gaar ahaan Degmooyinka
Ceerigaabo, Ceel-Afweyn iyo Garadag.

Waxa aan aad iyo aad uga xumahay Xisbigii tacabka iyo dedaalka weyni
aniga iyo asxaabtay iyo dhamaan dadweynaha reer Soomaalilandba ka
galay in uu maanta dhintay oo geeridiisii aynu dulfadhino.

Sidaa darted aniga oo aad uga murugaysan, buburka iyo geerida ku timi
Xisbigii Ucid waxa aan maanta oo bisha Sebtembar ay tahay 16/9/2011 u
cadaynayaa dhamaan Saaxiibaday, iyo dadweynaha reer Soomaaliland meelkasta oo ay joogaan in aan iskacasilay ka sii mid ahaanta Qalfoofta
Xisbigii Ucid ee makasta iyo wax magaratada loogu sheegaayo in
Xisbigii jiro oo la soo dhiciyahay.

Waxana aan leeyahay oo ku soo gunaanadayaa hadalkii”Tacab ba’aydhe
maantaba Haddii Timir i caayaayo”!

By Abdiwahaab

Posted in wararka | Comments Off

Ciidamada Libya ee Taageera Dowladda KMG ah Ayaa Sheegay inay cusbooneysiiyeen weerarka ay ku hayaan magaalada Sirte,

Posted by alxijaas on September 16, 2011

Dagaalka ka socda Sirte,Ciidamada Libya ee Taageera Dowladda KMG ah Ayaa Sheegay inay cusbooneysiiyeen weerarka ay ku hayaan magaalada Sirte, Ee ah halka uu ku dhashay Gaddaafi iyo welib amagaalada Bani Walid, halkaasi oo iyana weli ay ku xooggan yihiin taageerayaashiisa.

Wararka ka imaanaya Bani Walid ayaa sheegaya in maanta laga maqlayay qaraxyo iyo rasaas, magaalada oo go’doon ku jirtay laba toddobaad.

Dhionaca kale Raiisul Wasaaraha Turkey, Tayyip Erdogan ayaa booqanaya Libya taasi oo qeyb ka ah socdaalka

Posted in wararka | Comments Off

Kulan Ay Yeesheen Dawlada Somalilan iyo Dawlad Jabuuti Ayaa Ka Dhacaya lowyacado Kaas Oo Lagagag Hadlayo Arimo Xasaasi Ah

Posted by alxijaas on September 16, 2011

Kulan Ay Yeesheen Dawlada Somalilan iyo Dawlad Jabuuti Ayaa Ka Dhacaya lowyacado Kaas Oo Lagagag Hadlayo Arimo Xasaasi Ah

Boorame(Alxijaas)Waxa maanta Lawyacado oo dhinaca Djibouti ah ka qabsoomay kulan Khamiisle ah oo ay ku kulmaan masuuliyiinta xadka ee labada dal. Kulankan ayaa maanta Somaliland waxa uga qayb galay badhasaabka Gobolka Salal mud. Read the rest of this entry »

Posted in wararka | Comments Off

Holl Cusub Oo Laga Dhisayo Xarunta D/hoose Ee Magaalada Ceerigaabo

Posted by alxijaas on September 15, 2011

Holl Cusub Oo Laga Dhisayo Xarunta D/hoose Ee Magaalada Ceerigaabo

Hollkan cusub ayaa loogu talagalay in lagu qabto shirarka xalfadaha iyo weliba munaasbadaha kaleba.

Read the rest of this entry »

Posted in wararka | Comments Off

Munaasabad Balaadhan oo maanta lagu Qabtay cusbutaalka guud ee magaalada ceergaabo ayaa waxa lagu sii sagootinayay Dhakhaatiirtii ka hawlgeli jirtay cusbitakaa

Posted by alxijaas on September 15, 2011

Munaasabad Balaadhan oo maanta lagu Qabtay cusbutaalka guud ee magaalada ceergaabo ayaa waxa lagu sii sagootinayay Dhakhaatiirtii ka hawlgeli jirtay cusbitakaacontact alxijaas.wordpress.com

(CEERIGAABOGNEWS) Dhakhaatiirtan ayaa ahaa labo dhakhtar oo in mudo ah ka hawlgelayay cusbitaalka guud ee magaalada ceergaabo.
labadan dhakhtar ayaa mid ka mida ahaa dhakhaatiirta ugu caalamisan ee ka hawlgeli jirtay cusbitaalka iyada oo munaasabadaa lagu sii sagootinayo loogu qabtay hoolka shirarka iyo xalfadaha ee cusbitaalka guud ee magaalada ceerigaabo.
Dhanka kale munaasabadan waxa iyana ka soo qayb galay madaxda dawlada ee gobolka sanaag iyo masuuliyiin ka socday hay`da caalamiga ah ee (Msf).
munaasabadan ayaa ugu horayntii waxa ka hadalay DR: C/laahi Cabdi Dalmar maamulaha cusbitalka guud ee magaalada ceerigaabo isagoo ka waramay waxyaalihii uu cusbitaalkani soo maray sheegayna in hay`dani gacan laxaadleh ka gaysatay cusbitaalka mudadii ay ka hawlgesay
gebagebadii munasabada lagusii sagootinayay dhakhaatiirtii ka hawlgeli jirtay cusbitaalka guud ee magaalada ceergaabo ayaa waxa mahad balaadhan looga diray goobtaa iyada oo loogu hanbalyeeyay waxa yaabihii ay ka soo qabteen mudadii ay ka hawlgelayeen cusbitaalka

Report Abdirahman ahmed ilsar
kafeeye@hotmail.com

Posted in wararka | Comments Off

Welcome Back To Alxijaas

Posted by alxijaas on September 15, 2011

Alxijaas

Alxijaas animation

Posted in wararka | Comments Off

Washington: halkan ka Daawo Kulankii Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somaliland iyo Hay’adda IRI & Wasarada Arimaha Dibadda ee Maraykanka

Posted by alxijaas on September 15, 2011

by: Kafeey
4336169

Posted in wararka | Comments Off

Kulan looga hadlayay amaanka oo ka dhacay Madaxtooyada Muqdisho

Posted by sanaagorg on December 6, 2010

Muqdisho:( MIDISHO/ALXIJAS) Waxaa maanta galinkii dambe kulan looga haldayay amaanka dalka Soomaliya Xarunta Madaxtooyada kuwada yeeshay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda iyo golahiisa wasiirada cusub, iyadoo dhinaca kale kulankasi lagu dhaariyay qaar ka mid ah ah wasiirada cusub ee uu soo SII AKHRI

Posted in wararka | Comments Off

Poll

Posted by alxijaas on May 28, 2010

Posted in wararka | Comments Off

Faallo: Sidee U Qabsoontay Qaybinta Kaadhadhka Cusub..

Posted by alxijaas on May 28, 2010

Sidee Bay U Qabsoontay Qaybinta Kadhadhkii Cusbaa
Faallo mukhtaar Cabdi Sheekh Bulshaawi
Runtii waxay ahayd shaqo adag oo dhabar adayg iyo samir badan u baahan qofwal oo ka shaqeeyayna uu garan karo baaxada ay hawshaasi lahayd. Sii Akhri

Posted in wararka | Comments Off

Hogaanka Jabhadda Soomaali galbeed oo Maanta gaaray Magaalada Godey si wadahadalo ay ula yeeshaan masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Ethiopia

Posted by alxijaas on May 3, 2010

Hogaanka Jabhadda Soomaali galbeed ayaa Maanta gaaray Magaalada Godey ee dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay Maamushio si wadahadalo ay ula yeeshaan Maalinta beri ah masuuliyiin ka tirsan dowladda Ethiopia Sii akhri

Posted in wararka | Comments Off

Ciidamada Maamulka Xarakada Al Shabaab ee gobolka Banaadir oo maanta meel fagaare ah ku gubay raashin iyo daawooyin la sheegay in ay dhaceen.

Posted by alxijaas on April 13, 2010

Ciidamada Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa Maanta degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir waxaa ay ku gubeen raashin iyo daawooyin la sheegay in ay dhaceen.Raashinkaani iyo daawooyinkaani dhacay ee Maanta ciidamada -Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Banaadir ay ku gubeen barxadweyn oo kutaala duleedka degmada Kaaraan ee gobolka Sii akhri

Posted in wararka | Comments Off

 
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.